Warbixin ceebeysay Ciidanka Kenya: Intii uu socday weerarkii Manda bay waxay ku dhuunteen Cowska

Wargeyska the New York Times ee kasoo dalka Mareykanka oo soo xiganaya saraakiil milateri oo Mareykan ah ayaa wax ka qoray weerarkii toddobaadyo kahor ururka Al Shabaab ay ku qaadeen saldhig ay ciidamada Mareykanka ku leeyihiin deegaanka Manda Bay ee gobolka xeebta ee dalka Kenya. New York times ayaa kusoo warramay in saraakiisha ciidamada Mareykanka … Continue reading Warbixin ceebeysay Ciidanka Kenya: Intii uu socday weerarkii Manda bay waxay ku dhuunteen Cowska